
OER: Tan-dhaafka Opioid-ka Ka Jawaabida Xaaladda Degdegga ah

OER: Tan-dhaafka Opioid-ka Ka Jawaabida Xaaladda Degdegga ah
Isbahaysiga Midwest ayaa soo saaray koorsadan si ay ugu tababaraan kuwa ka jawaabaya xaaladda degdegga ah iyo kuwa kale ee laga yaabo inay ka jawaabaan tan-dhaafka opioid-ka. Adigoo raacaya qaabka iyo hawlaha lagu soo bandhigay hagahaan, waxaad si fiican u awoodi doontaa inaad sare u qaaddo wax barashada, kiciso wada hadalka ka qaybgalayaasha, oo aad gaarto yoolalka tababarka.
Soo dejinta (Downloads)
Category: Courses
Sub-Categories: Emergency Response,For All Groups
Language: Somali
Format:
